Aasiyaan
Jasiiradaha Basiifikada
Wax kale (fadlan
caddey):
Lambarka Badbaadka Bulshada (ikhiyaar weeye):
Miyuu cunugaaga qabaa caymis?
Haa
Maya
Takhtarka indhaha ee cunugeyga waa:
Telefoonka takhtarka:
Boostada:
Magaalada :
Gobolka:
Koodka boostada:
Nooca Takhtarka:
Ophthalmologist
Optometrist
Ma aqaano
Waxaan jecelahay inaan helo (calaamadey dhammaan kuwa khuseeyaa):
Buug-yaro
bilaash ah iyo hadiyad hal mar la baxsho ee il-dabooleyaal (haddii
cunuga hal il laga daboolo).
Warqad
iyo/ama email i xasuusinaayo (hubi inaad kor ku qorto cinwaankaaga
emailka ) sidii muhiim u yahay inaan gefin ballanka uu takhtarka
indhaha cunuggeyga sameeyey iyo warqado waside oo gaar ah iyo
barnaamajka Save Our Sight (Badbaadi Arageena).
Fadlan ii soo dir foomka il-daboolaha.
Fadlan ka jwaab su’aalahaan:
1.
Miyaa loo bilaabey cunuggaaga il-daboolaha cajiiska isha lagu
daaweeyo?
Haa Maya
2.
Sidee lagu ogaadey caajiska isha cunuggaaga? Hal calaamadey:
Takhtar
indho intii lagu jiro baaritaan indho joogto ah.
Takhtarka
carruurta/takhtarka qoyska ayaa ku taliyey in lagu sameeyo
baaritaanka indhaha, kaaso lagu ogaadey amblyopia.
Cunugga waxuu ku guul-darreystay baaritaanka indhaha (lagu sameeyo
dugsiga, xaruunta xannaanada iwm) waxaana lagu taliyey in loo geeyo
takhtarka indhaha kaaso ku ogaadey amblyopia.
Kaaliyaha
caafimaad, takhtarka, xirfadle kale ee aan takhtar eheen ayaa soo
jeediyey inaan cunugeyga geeyo si looga baaro indhaha, kaaso lagu
ogaadey amblyopia.