|
|
|
Miyuu cunuggaaga u baahan yahay il-daboole DHEERAAD AH?
Haddii dakhliga qoyskaaga uu hoos u dhacey ama ka hooseeyo heer-deegaanadaan, markaa cunuggaaga wuxuu heli karaa 15 sanduuqyo ee il-daboole kale!
*Qoysaska ka tirsan in ka badan 8 qofood, ku dar $6,960 qof walba ee dheeraad ah.
“Haddaba, cunuggeyga wuu u qalmaa, iminka maxaan sameeyaa?”
Tallaabada 1: Soo buuxi foomka codsiga ee ku yaalo dhinaca kale ee warqadaan. Tallaabada 2: Ku lifaaq caddeynta dakhliga (eeg foomka codsiga dokumentiyada la ogolaan doono). Tallaabada 3: Foomka codsiga iyo caddeynta dakhliga u soo dir: Ohio Amblyope Registry Nationwide Children’s Hospital 700 Children’s Drive Columbus, OH 43205 Download Form Magaca Cunugga: ______________________________________________
Magaca Waalidka(diinta): ________________________________________
Cinwaanka Boostada ee Cunugga: __________________________________________________
_______________________________________________________________________________
Lambarka Telefoonka: _______-_______-_______
Taariikhda Dhalashada Cunugga (bisha/maalinta/sanadka): _____/______/________
Lambarka Badbaadada Bulshada (oo u baahan yahay Waaxda Caafimaadka Ohio): ____-____-___
Miyuu cunugga yahay deganaha gobolka Ohio? Haa_____ Maya_____
Miyuu cunuggaaga yahay muwaadanka USA? Haa_____ Maya_____
Dakhliga Sanadlaha ee Qoyska: $________________________________________________
Tirada xubinada qoyska ee guriga ku nool: _________________________________________
Dokumentiga Caddeynta Dakhliga Foomkaan, ku soo lifaaq hal ka mid ah dokumentiyadaan: 1. Nuqulka warqadaha mushaharka ee qof walba guriga degan ee shaqeeyo. 2. Nuqulka foomka canshuurta W2 ee qof walba guriga degan ee shaqeeyo. 3. Foom ku faahfaahsan xirfadda iyo gargaarada aad ka hesho barnaamaj dawladeed kale oo dakhli bixiyo. Xad u yeeliska Si aad ugu qalmato, dakhliga sanadlaha ee qoyska codsade walba waa inuu ahaadaa ama ka hooseeyaa 200% Heerka Saboolnimada Federaalka. Dadka codsiga sameeyo waxay u qalmaan oo kaliya 15 sanduuqyo ee il-dabooleyaal kuwaaso lagu soo diri doono 3 sanduuqyo markiiba. Foomka waa in dhammaan la soo buuxshaa iyo la soo raacsiiyaa dokumentiyada habboon ee caddeeyaa dakhliga si loo tixgeliyo. Dhammaan macluumaadka si sir ah ayaa loo hayn doonaa waxaana loo isticmaali doonaa oo kaliya barnaamajka. Waxaad wici kartaa khadka bilaashka ah (1-877-808-2422) ama u booqo bogga internetka OAR (www.OhioAmblyopeRegistry.com) si aad u codsato il-daboole dheeraad ah. Fadlan ku talagal 1 usbuuc in lagugu soo diro il-daboolayaasha. U soo dir codsiga la buuxshey iyo dokumentiga dakhliga cinwaanka dhinaca kale ku qoran. |